Maamulka Puntland oo digniin u jeediyay dadka ku howllan xaalufinta Deegaanka.

0
71

Jowhar ( Radio Isnaay)- Gudigga ilaalinta Deegaanka iyo ka hortaga xaalufka iyo xubno katirsan maamulka Putlaand ayaa gaaray Deegaanka Ceelayo iyo Deeganada ka ag dhow kadib markii ay kawar heelen in Deeganadasi gaar ahan buuraha caalmadow ay ka jirto xaluufin lagu hayo Deegaanka gaar ahaan gurashada macdanta oo lo maro sifo aan sharci ahaayn.

Warbixintan Waxaa inoo Soo jeedinaya : – Maxamed Abuukar.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here