Olole Nadaafadeed oo laga sameeyay Magaalada Dhuusamareeb.

0
44

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ololahan Nadaafadeed Ee ka socday Magaalada Dhuusamareeb Ee Xarunta Gobalka Galgaduud gaar ahaan ahaan Xaafada Horseed Magaaladaasi ayaa Ololahan laga sameeyay ujeedadiisu eheed Sidii dib loogu soo Celin lahaa Bilicdii Magaalada.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here