Ganacsatada KG oo ku Baaqay in laga qeyb qaato dhismaha Dekadda Baraawe.

0
48

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dhawaan Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay waxaa lagu qabtay shir wada tashi ahaa kaasi oo ka qeyb galay mas’uulin ka tirsan maamulka KGS, sida wasiiradad ganacsiga, Dekadaha iyo warshadaha iyo ganacsato ka kala socdeen sedaxda gobo lee KGS.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here