Jowhar –( Radio Isnaay ) – Babaaygu waa khudrad cajiib ah oo caafimaad badan. Waxaa ku jira maadooyin antioxidants ah oo yareeya bararka cudurradana la dagaalama isla markaana qof ka caawiya inuu u ekaado qof da’diisa ka yar.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : Cabdiwahab Caddow Maxamuud.