Madaxweynaha Hirshabeelle oo ku Baaqay Joojinta colaad ka taagan deegaano katirsan Gobolka Sh/dhexe.

0
46

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Madaxweynaha Hirshabelle Cali Cabdulaahi Xuseen ayaa ugu baaqay Waxgaradka, Culumaa’udiinka iyo Siyaasiyiinta in ay ka qeyb qataan damiinta colaad Beeleed ka soo cusboonaaday Deegaano hoostaga Degmooyinka Cadalle & Raaga Ceelle oo ka tirsan Gobalka Sh/dhexe.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Maxamed Abuukar.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here