Tababar ku saabsan tayeeynta iyo sara u qaadista fahamka Dhallinyarada Oo lagu qabtay Degmada Aadan Yabaal

0
23

Jowhar – ( Radio Isnaay ) –Wasiirka Dhallinyarada iyo ciyaaraha Hirshabelle oo ay wehlinayaan Gudoomiyaha Gobolka Shabellaha Dhexe iyo Agasimaha guud ee wasaradda Dhalanayarada ayaa tababar ku saabsan tayeeynta iyo sara u qaadista fahamka Dhallinyarada ka furay Degmada Aadan-Yabaal ee Gobolka Shabellaha Dhexe.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinayso: – Xaliimo Cali Ibraahim

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here