Tababar sare loogu qaadayo aqoonta Suxufiyiinta oo lagu soo Gaba-gabeeyay Gaalkacyo.

0
78

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka warfaafinta maamulka Galmudug Abshir Cabdi Shiiqow ayaa magaalada Galkacyo Tababar sare loogu qaadayo aqoontooda ugu soo xiray 25 Saxafiyiin ah iyo Xubno ka tirsan bulshada rayidka.

Warbixintan waxaa inoo Soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here