Jowhar – (Radio Isnaay) –Wasaaradda Cadaalada dastuurka arimaha diinta iyo dhaqan celinta ee dowlada goboleedka puntaland ayaa tababar u qabatey 35 xubnood oo ka kala socodey laamaha cadaalada Puntland, ujeedka tababarka ayaa ahaa in la xoojiya fulinta xeerka da’yarta ee dowlada Puntland.
Warbixintan waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cabdiweli Axmed.