Haweenka Gobolka Jubbada hoose oo loogu Baaqay in ay Bartaan Xirfadaha Gacanta.

0
105

Jowhar – ( Radio Isnaay) –  Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose waxaa ku yaala xarumo si gaar ah Haweenka lagu baro xirfadaha gacanta qaybahooda kala duwan kuwaasi oo barashadoodu ay muhiim u tahay bulshada qaybahooda kala gadisan.

Soo jeediye : – Maxamed Nuur Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here