Shir dib u heshiis oo laba beelood oo walaalo ah loogu qabtay degmada Jalalaqsi.

0
81

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Magaalada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan ayaa lagu qabtay kulan lagu dhax dhaxaadinayay laba beelood oo walaalo ah kuwaasoo ku mursan dhul ku yaalla xadka kala qeybiya gobollada Hiiraan iyo shabeellaha dhexe.

Gogoshan nabadeeed ee lagu dhax dhaxaadinayo labadan beelood ayaa waxaa goob joog ka ahaa wasiiro iyo xildhibaano ka tirsan maamulka Hirshabeelle, maamulka degmada Jalalaqsi, waxgaradka labada dhinac iyo marti sharaf kale.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedineyso : – Maryamo Sheekh Cabdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here