Maamulka Hirshabelle Oo loogu Baaqay taageerida Ganacsiyada soo koraya

0
84

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Magaalada Jowhar ee caasimada Dowlad Gobaleedka Hirshabelle waxaa kuyaalo ganacsiyo badan oo soo koraya kuwaasi oo mararka qaar lakulmo daruufo adag, waxaana haatan dowlad gobaleedka Hirshabelle loogu baaqay in canshuur dhaaf iyo dhiiro gelin loo sameeyo.

Maxamed Xaaji waxa uu kamid yahay aqoonyahanada bartay cilmiga dhaqaalaha iyo Ganacsiga waxa uuna sheegay in ganacsiyada soo koraaya ay kaalim muhiim ah ugu jiraan bulshada iyo hormarka Ganacsiga.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here