Gabdhaha waxbartay ee Jowhar Oo la imanaya hal abuur Ganacsi.

0
117

Jowhar – ( Radio Isnaay ) –Fartuun aadan Ahmed Waxa ay ka mid tahay Gabdhaha wax ka waxbartay Jamacadaha ku yaala magalada Jowhar ee caasimada hirshabelle waxa ayna radio Isnaay kaga warbixisay doorka ay dhalinyarada ka qaadan Karaan hormarka ganacsi ee magalada jowhar Waxa ay sido kale fartuun shegtay in ay qorshaha ugu jiraan in ay bulshada u sameyn donaan Hal abuuro ganacsi.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedineyso : – Xaliimo Cali Ibraahim

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here