Waa Maxay Sababta Ronaldo & Brozovic Ay Uga Maqnaanayaan Ciyaarta Al Nassr Ee Portugal

0
99

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ciyaarta saaxibtnimo ee ugu horreysa xagaagan, waxay kooxda  Al-Nassr ku dheelaysaa waddanka Portugal iyada oo waajahaysa Alverca, laakiin waxa ka maqan xiddigeeda Cristiano Ronaldo oo aan qayb ka noqon doonin kulankan lagu ciyaaraayo waddankiisa.

Al-Nassr ayaa  waxa  kale oo ka maqan saxeexeeda cusub ee Marcelo Brozovoic ee ay kala soo wareegeen Inter Milan oo ay waqti hore ku noqotay ciyaartan madaama uu waqti dhow heshiiska saxeexay.

Kooxda reer Sucuudi Carabiya ayaa waxay ballansatay Alverca oo ka tirsan horyalka heerka saddexaad ee Portgual, si is-diyaarintooda xilli-ciyaareedka cusub ay ugu noqoto ciyaar fudud.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here