Mashaariic Horumarineed oo laga fuliyey deegaanka Janaale ee Gobalka Shabeelaha Hoose.

0
135

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – deegaanka Janaale ee Gobalka Shabeelaha Hoose ayaa waxaa laga fuliyay Mashaariic Horumarineed oo ay qeyb ka ahayeen xaruumaha maamulka, iskulada, saldhiga iyo garoonka kubada ee deegaankaas.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here