Doorashadda Golaha Deegaanka Degmada Buur-hakaba oo la soo Gaba gabeeyay.

0
135

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda Arrimaha Gudaha,Dowladaha Hoose Iyo Dib-U-Heshiisiinta KGS ayaa soo gaba gabeysay Doorashada Xubnaha Golaha Deegaanka ee degmada Buurhakaba Ee Gobalka Baay.

Warbixintan Waxaa inoo Soo jeedinaya : – Cabdiweli Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here