Roobab xooggan oo ka da’ay caasimada Hindiya

0
82

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Roobab xooggan oo ka da’ay caasimadda dalka Hindiya ee Delhi ayaa sababay in qeybo ka mid ah magaalada ay biyo buux dhaafiyaan, taasoo keentay in dadkii ku dhaqnaa ay go’doomaan, gaadiidkuna ay istaagaan.

Sarita Gupta oo ka mid ah dadka deegaanka ayaa tiri: “Ma garanayo waxa ay dowladdu ka qabaneyso arrintan, ma ahan markii ugu horeysay ee arrintan dhacdo.”

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here