Dhallinyarada Jowhar oo loogu Baaqay ineey bartaan xirfadaha gacanta.

0
110

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Barashada xirfado baddan waxeey qofka u horseedaa inuu qabto shaqooyin kala duwan taasi oo siinkarta fursado aysan dad baddan heli Karin.

Dhalinyaro qaar ayaa fahamsan in halabuurnimada ay dhalinyaradu shaqo la,aanta ah ka faa,iideeysan karaan iygoo aan ka tagin waxbarashada maadiga iyo diiniga.

Warbixintan Waxaa inoo Soo jeedineysa : – Maryama Shiikh cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here