Wasaaradda Beeraha Hirshabeelle oo ka Warbixisay Xaaladaha deegaano uu Saameeyay Fatahaada.

0
45

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda Beeraha Iyo Waraabka Hirshabeelle Maxamed Qaasin Daqare oo ka Hadlaya Xaaladaha deegaano uu ku dhuftay Fatahaadaha Wabiga Shabeelle ayaa sheegay in hatan ay meel wanaagsan ay marayan latacaalida goobaha uu fatahaadaha ka sameeyay Wabiga Shabeelle.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdifitax Axmed Maclow.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here