Deeq raashiin ah oo la gaarsiiyay Qoysas danyar ah oo ku nool degmada Balcad.

0
48

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – In ka badan 500 qoys oo dan yar ah ku nool degmada balcad ee Gobolka shabeellaha dhexe ayaa deeq raashiin ah waxaa gaarsiiyay Hay’adda maareynta musiiboyinka Qaranka Soomaaliyeed.

Warbixintan waxaa Inoo Soo jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here