Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka Haweenka iyo xuquuqul insaanka XFS ayaa magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya tababar uga furtay haween loo tababarayo hogaaminta Haweenka Soomaaliyeed.
Warbixintan Waxaa inoo Soo jeedinaya : – Cabdifitax Axmed.