Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Sanadihii ugu dambeyey waxaa aad u soo kordhaayay dhalinyarada isticmaasha wax yaabaha maanka dooriya Sida xashiishka, taabuuga iyo cirbada leysku daroogeeyo iyado dhalinyarada istcmaasha mararka qaar ay la soo gudboonaato xaalado caafimaad daro .
Warbixintan Waxaa inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiweli Axmed Hilowle.