Sare u kac ku yimid Qiimaha Qudaarta Suuqyada Muqdisho.

0
113

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka ayaa laga dareemaya sara u kac ku yimid qiimaha la iibiyo qudaarta nuucyadeeda kala duwan gaar ahaan yaanyada, cambaha, liin dhanaanta, iyo karootada.

Warbixintan Waxaa inoo Soo jeedinaya : – Cabdifitax Axmed Maclow.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here