Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka arrimaha Gudaha Galmudug cabdi Maxamed Jamac Cabdi waayeel iyo masuuliyiin uu Hogaaminayay oo ay Qeyb ka ahaayeen Madaxda Heyadda I O M ayaa kormeeray mashaariic horumareineed oo laga hirgeliyay gudaha xarunta Jaamacadda Umadda Soomaaliyeed faraceeda Galmudug ee Magaalada Caabudwaaq.
Warbixintan Waxaa inoo Soo jeedinaya : – Cabdiwahab Caddow.