Madaxweynaha Hirshabeelle oo Jowhar kulan kula qaatay Wafdi ka socday hey’addaha ka shaqeeya arrimaha Gargaarka.

0
108

Jowhar – ( Radio Isnaay ) -Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullahi Xuseen Guudlaawe ayaa kulan qaatay Wafdi sare ah oo ka socday Hay’adaha Caalamiga ee World Vision, DRC ICF iyo SOMREP oo soo gaaray Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedineysa : – Xaliimo Cali.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here