Bulshada Degmada Xuddur oo loogu Baaqay in ay la yimaadaan Hal Abuur Ganacsi.

0
92

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ganacsigu waxaa uu qeyb ka yahay hal abuurada ugu wanaagsan ee dhalinyaradu bilaabi karaan xiliga shaqo la’aantu ay ka jirto guud ahaan dalka,iyado dhalinyaraduna ay ka hana-qaadi karaan fursado kala duwan oo ula muuqan kara in uu dalka ka banaanyahay.

Warbixintan Waxaa inoo Soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here