Dhalinyarada Dhoobley oo loogu baaqay in ay ka qayb qaataan Horumarinta bilicda Degmadaasi.

0
90

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dhalinayarada Magaalada dhoobley ayaa loogu baaqay in ay ka qayb qaataan Horumarinta bilicda Degmada,dhalinyaradan ayaa kaalin muhiim ah ka qaadan karaan kor uqaadida nadaafadda deegaanka iyo bilic soo celinta.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedineysa : – Xaliimo Cali.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here