Xaalad dhanka nolosha ah oo soo wajahday Bulshada ku nool Deegaanka Ceeldibir Ee Gobalka Mudug.

0
112

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Deegaanka Ceeldibir oo ka tirsan gobolka Mudug ee maamulka Galmudug iyo deegaanada ku xeeran ayaa waxaa ka jirta dhibaatooyin dhanka Nolosha ah taasoo ka dhalatay abaaraha ka jira deegaanka iyo isbadalka Cimilada.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here