Madaxweynaha Hirshabelle oo Kahadlay Saameynta Fatahaadaha Wabiga Shabeelle.

0
80

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen Cali Guudlaawe  ayaa Kahadlay Saameynta Fatahaadaha Soo laalaabtay ee Wabiga Shabeelle isagoo Sheegay In fatahaadaha Wabiga Shabeelle laga qabtay Wax badan waxaana uu u Mahadceliyay Ganacsatada iyo Bulshada Qeybaheeda kaladuwan ee kaqeybqaatay dadaalka xal uhelidda fatahaadaha Wabiga Shabeelle.

Warbixintaan waxaa inoo soo Jeedineeysa:- Halima Ali Ibrahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here