Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Deegaano ka tirsan Gobolka Mudug ayaa Bilihii la soo dhaafey waxaa ka dhacayay Dagaalo Beeleedyo u dhexeeya Bulshada halkaasi wada degan kaasi oo salka ku hayay Arrimaha dhulalka iyo Daaqsinka.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cusmaan Cabdalla.