Haweenka ka ganacsada dharka oo ku soo Badanaya Magaalada Jowhar.

0
40

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Haween baddan ayaa shaqo abuur ka sameystay ka ganacsiga iyo iibinta waxyaabo kala duwan oo la xiriira nolosha qoysaskooda.

Ka ganacsiga dharka bacaadlaha iyo dharka garab ku guurka ayaa u badan haweenka soomaaliyeed inaay kasoo saaraan faa’iidooyin la xiriira ganacsigooda,inkastoo ay jiraan caqabado soo foodsaarato gancsigooda oo ku xeeran hadba deegaanka ay joogaan.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here