Dhismaha Buundada Magaalada Buula burte oo meel wanaagsan maraya.

0
62

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – In muddo ah waxaa burbursan buundada Magaalaada Buula- burte ee Gobalka Hiiraan waxa ayna taas saameyn xoogan ay ku yeelatay isku socodka gaadiidka iyo dadka.

Guddi u xilsaaran dhismaha Buundada Magaalada Buula-burde iyo gudoomiyaha rugta ganacsiga ee Magaaladaaasi ayaa bulshada iyo ganacsatada ka codsaday in laga qayb qaato dhismaha Buundada oo meel wanaagsan maraya.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Maxamed Abuukar.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here