Bulshada Hirshabeelle oo loogu Baaqay ilaalinta Midnimada Umadda Soomaaliyeed.

0
40

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Magaalada Jowhar ee Caasimada Maamulka Hirshabeelle waxaa lagu qabtay Munaasabad aad ubalaaran oo ay ka soo qeyb galeen madaxda ugu sareysa dowlad goboleedka Hirshabeelle taa oo lagu xusayay Munaasabadda 1-da Luuliyo.

Warbixintan waxaa Inoo Soo jeedinaya :- Maxamed Abuukar.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here