Dhalinyarada Jowhar oo ka hadlay faa’idada baraha bulshada ee dhanka Waxbarashada.

0
81

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Waxaa sii kordheeysay waxbarashada lagu barnaayo Aalada dhigitalka oo keenay horumar badan ,dad badan oo aan heysan ama danta u saamixiweysay dhaqaalaha lagu dhigto goobaha waxbarashada ayaa hadda ka faa,iideystay inaay qaataan koorsooyin ay ku hormarinayaan xirfadahaooda waxbarasho.

Warbixintan waxaa inoo Soo jeedineysa : – Maryama Shiikh cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here