Munaasabad loogu dabal degayay xornimada Jabuuti oo lagu qabtay Baladweyne.

0
76

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa lagu qabtay munaasabad loogu dabal degayay 46 sano guuradii ka soo wareegatay markii jamhuuriyadda Jabuuti ay xornimada ka qaadatay guumeystihii faransiiska sannadkii 1977-dii.

Warbixintan waxaa Inoo So jeedineysa : – Maryama Shiikh.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here