Madaxweyne Xasan Sheekh oo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Ciidda Carafo.

0
50

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliyada Xasan Sheekh oo ugu hambalyeeyey shacabka Soomaaliyeed munaasabadda barakaysan ee Ciidul Carafa ayaa dul istaagay caqabadaha curyaamiyey nolasha dadka Soomaaliyeed sida musuq-maasuqu iyo isku dhacyada bulshada dhaxdooda ah.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedineysa : – Xaliimo Cali.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here