Jowhar – ( Radio Isnaay)- Shirkadda gaadiidka ee MATCO ayaa laba gadiid oo ah kuwa laku qaado qashinka ku Wareejisay dowlada hoose ee magaalada Berbera waxaana gaadiidkaas kala wareegay xoghayaha dowlada hoose ee magaalada Berbera Suheyb Maxamed Cali.
Warbixintan waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.