Haweenka degmada Cadaado oo kaalin weyn kaqatay tartan ciyaareedkii degmooyinka Galmudug.

0
51

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Tartanka ciyaaraha degmooyinka Galmudug oo dhawaan lagu soo gabagabeyey magaalada Cadaado waxaa jiray diyaargarow ballaran oo ay samayeen bulsha weynta  ku nool cadaado oo aheyd degmada martigelisay sanadkan Tartanka kubada cagta degmooyinka Galmudug.

Warbixintan waxaa Inoo Soo jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here