Maamulka gobolka Banaadir oo daahfuray Ololaha bilic soo celinta caasimadda.

0
38

Jowhar – ( Radio Isnaay ) -Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa daahfuray ololaha bilic soo celinta iyo Nadaafada magaalada Muqdisho kaas oo ay si wadajir ah ugu qeyb galeen maamulka Gobolka Banaadir, Howl wadeenada Dowladda Hoose ee Xamar Shirkadda Nadafada ifi iyo Maamulada Degmooyinka.

Warbixintan waxaa Inoo Soo jeedinaya : – cabdifitax Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here