Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Caafimaadka indhuhu waa muhiim waxaana loo baahan yahay in qofku ku dadaalo ilaalinta iyo daryeelka indhihiisa wakhti dunidu la tacaalayso dhibaatada caafimaad ee indhaha oo ay sabab u tahay aaladaha la daawado ee indhaha dhibka ku haya.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedineysa : – Maryama Shiikh.