Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Inka badan 60 carruur ah oo iskugu jira agoon danyar iyo kuwa baahiyaha gaar ah qaba ayaa Wasaaradda Haweenka Arrimaha Qoyska Iyo Xuquuqul Insaanka Koonfur Galbeed waxay u qeybisay dharkii ay ku ciidi lahaayeen.
Warbixintan Waxaa Ino Soo jeedineysa : – Maryama Shiikh.