Olole nadaafadeed oo laga sameeyay degmada shangaani ee gobolka Banaadir.

0
88

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Maamulka degamada Shangaani oo kaashanayo shacabka degmada ayaa olole nadaafadeed ka sameeyay qaar kamid ah wadooyinka degmada
Ujeedka ololahan ayaa ah sidii loosoo celinlahaa bilicda degmada.

Warbixintan Waxaa inoo Soo Jeedineysa : – Xaliimo Cali.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here