Hirshabeelle oo Sheegtay in ay udiyaar Garoowday Tartanka Kubadda Cagta ee Maamul Goboleedyada.

0
94

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka Wasaaradda dhalinyarada iyo Cayaaraha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Xuseen ceynte ayaa sheegay in diyaar garoow ay ugu jiraan ka qeyb qaadashada tartanka Cayaaraha maamul goboleedyada iyo Gobolka Banaadir oo bilaaban doona bisha 9-aad ee fooda nagu soo heyso.

Warbixintan waxaa Inoo Soo jeedineysa : – Maryama Shiikh cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here