Qiimaha Hilibka Geela oo sare u kac laga dareemayo Suuqyada Beydhabo.

0
48

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Sare u kac xoogan ayaa ku yimid qiimaha la iibiyo hilibka geela ee Suuqa Magaalada Baydhabo.

sare ukac ku yimid hilibka geela ee suuqyada Baydhabo ayaa waxaa sabab u ah Cudurka ku dhaco geela oo ka dilaacay deeganada hoos yimaada magaalada Baydhabo iyo geeli oo yaraaday taasi oo sabab u ah abaaraha ka jiray dalka soomaaliya.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – cabdifitax Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here