Munaasabad lagu daah furaayey Sharciga Shaqaalaha rayidka Hirshabelle oo lagu qabtay Jowhar.

0
58

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Gudiga Shaqaalaha Rayidka ee maamulka hirshabelle ayaa jowhar ka daah furay  Sharciga Shaqaalaha Rayidka Iyo sharciga shaqaalaha maamulka hirshabelle waxaana ka soo qeyb galay mas,uuliyiin ka tirsan labada gole ee maamulka Hirshabelle iyo  bulshada rayidka qeybaheeda kala duwan.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here