Wabiga shabeelle oo saameeyn xoogan u geystay qoysas ku nool deegaano hoosyimaada Jowhar.

0
97

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Fataahada Wabiga Shabeelle uu ka geystay deegaanada Hoosyimaada Magaalada Jowhar ee Caasimadda Maamulka Hirshabeelle ayaa waxaa sameeyn kala kulmay beeraleyda iyo Xoolodhaqatada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here