Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Shirkan jaraaid uu xafiiskiisa ku qabtay wasiir ku xigeenka wasaarada beeyd,ada koofurgalmeed Soomliya Axmed Maxamed Aadan ayuu uga digay bulshada ku howlan jarista dhirta in ay ka waantoobaan.
Warbixintan waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cabdifitax Axmed.