Sara u kac ku yimid Sarifka Lacagta Doolarka Suuqyada Magaalada Baydhabo.

0
57

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Mudo ka badan konton sano Soomaaliya ayaan wax Lacag ah soo daabicin, taasi oo Sababtey in Lacagta Kunka Shillinka ah uu sii dabar go,o, dadkuna badi u bateen isticmaalka Dollarka iyo Lacagaha Hawada la iskugu mariyo Sida EVC-Plus iyo E-Dahab IWM.

Warbixintan waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here