Munaasabadda furitaanka Imtixaanka Garsoorka Hirshabeelle oo Jowhar lagu qabtay.

0
77

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Munaasabadan oo ku sabsanaa furitaanka Imtixaanka Garsoorka Hirshabeelle ayaa lagu qabtay Magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka shabeelaha dhexe waxaana ka soo qeybgalay Masuuliyiin Katirsan Maamulka Hirshabeelle, bahda Waxbarashada iyo Odayaasha dhaqanka.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here