Jowhar – ( Radio isnaay ) – Ilaalinta deegaanka waxaa Qeyb muhiim ah kaqaata Nadaafadda taas oo ubaahan in bulshada ay kawada qeyb qaataan ka hortaga waxyaabaha deegaanka unkeeni karo dhibaato caafimaad iyo dhaqaalo xumo soo foodaarto deegaanka iyo waxyaabaha ku xeeran.
Warbixintan waxaa inoo Soo jeedineysa : – Maryama Shiikh.