Jowhar ( Radio isnaay ) – Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo xuquuqul insaanka Jubbaland Marwa Cadar Cabdulaahi Cismaaciil ayaa magaalada Kismaayo ka daahfurtay xarun loo dhisay ururada haweenka degmada Kismaayo taasi oo ay herheliysay Hay’adda GIZ.
Warbixintan waxaa inoo Soo jeedineysa : – Maryama Shiikh cabdi.